DUF:Jig-Jiga_Wararka maanta laga helay Qabridahare ayaa isa soo taraya,kadib markii telefoonka loo furey awal horena waa la xidhey.
Waxay noo sheegen in ay dhanaayeen 18 qof oo hal gaadhi saaran,dhamaantood wey gubteen,waxaa wajiyadooda laga gartey,Canjeex,Cade iyo wiil kale oo darawal ahan jirey.
Waxaana shalay lagu aasey Cagaf-Cagaf 18koodiiba(Xabaalo jano).
DUF:_Jig-Jiga:War deg-deg ah -30kii Jun,ayaa waxay miino la kacdey gaadhi ay wateen,niman dabaqoodhi ah,oo ku magacownaa in ay booliis yihiin,gaadhigaas ayaa marayey meel u dhaw Gabo-gabo.
Warar lagu kal soonyahay oo ka imanaya gobalka Godey ayaa sheegaya in dad fara badan ku xidhanyihiin magaalada Godey ilaa laba todabaad. Dadkaas oo laga soo qabqabtay baadiyaha tuulada boodhcaano, dadkan shacabka ah ee sida sharci darada ah ugu xidh xidhan waxaa weheliyay xoolo nool oo iyagana isla aagaas laga soo kaxaystay.
Dadka xidhxidhan oo aad ufara badan waxaan magacyadooda helay:
Guddiga Arimaha Dibadda ee Golaha Wakiillada Maraykanka ayaa Khamiistii xaruntiisa Washington ku qabtay fadhi ay ka yeesheen arimaha Soomaaliya. Fadhigaas ayaa waxan ka soo xaadirin Wasiirka Arimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda la baxday Soomaaliland.
Baaq ka soo baxay taliska CWXO ayaa ka warbixiyay xaaladda uu ku suganyahay dalka iyo shirqooladii ugu dambeeyay ee gumaysiga Itoobiya uu soo maleegay. Wuxuu baaqu sheegay in ciidanka gumaysiga uu ku hayo dadweynaha aan waxba galabsan dhibaato farabadan iyo xadgudubyo ka dhan ah xuquuqda aadnaha, iyagoon u kala aabayeelin ilma yar iyo qof waayeel ah toona. Wuxuu sheegay in ciidanka gumaysiga ee mooraal jabsan uu ku gaydhado dadweynaha deggan goobaha dagaalka oo lagaga gacan sareeyo badanaa iyagoo u gaysta falal dambiyeed ka dhan ah xuquuqda iyo sharafta aadamaha iyo dagaal dambiyeed (war crimes).
Qoraalkan hoose waa qoraal aan ku muujinayno jahawareerka ku habsaday website-yadii Dabaqoodhiga iyo kuwii Mucaaradka ku ahaa Halaganka Xoriyada Ogaadeenya lagu baadi goobayo Jahawareerkaas oo ah mid ku yimid Guulaha Geesiga JWXO iyo Shacabkiisu Dibad iyo Gudaba kasoo hoynayaan oo noqday mid Xawaare dheeraynaya ku socda. Qoraalkan hoose ee ay soo daabacday Mareegta Kilil5 ee dabaqoodhigu waa qayb kamid ah baryahan calaamadaha Cusub ee lagu arkay kuwaas oo inta badan ay qoraan kadib dhaga-dhagaynta ay kasoo maqlaan sheekada ay Gumaysiga Tigreegu ku sheekaysanayaan, si kastaba ha ahatee waxaa qof walba u cad in Halganka ay JWXO hormuudka u tahay uu gaadhay Xili uu Tigreegii dhiigyo Cabka ahaa uu Indhihiisa ku arko dufaantii Xoriyada oo kunoqotay waa baryay sacabo laguma qarin karo.
FG:qoraalka website-ka dabaqoodhiga ee Kilil5 isaga oo dhamaystiran hoos ka akhriso:-
Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha oo uu aalaaba soo diyaariyo Abdulaziz H Osman ayaa waxa maanta marti ku ah, jawaabaha dhagaystayaasha iyo VOA-dana ka jawaabaya Ku-xigeenka Afhayeenka Barlamaanka Kenya Mudane Faaraxa Macallin.
Wasiirki amniga Dawladda ku meel gaarka ah ee Soomaliya Cumar xaashi Aadan iyo C/kariin faarax Laqanyo ayaa maanta ku geeriyooday qarax lala beegsaday kol ay ku sugnaayeen hotel ku yaalla magaalada beledweyne.
Wararku waxay sheegayaan in baabuur ay ka buuxaan walxaha qarxo meeshaas lagu burburiyey, waxaana la sheegayaa in ay goobtaas ku sugnaayeen saraakiil itoobiyaan .
Wararka naga soo gaarayo magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose ayaa waxay sheegayaan in Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) uu ka badbaaday isku day dil oo ay soo qorsheyeen kooxda Al shabaab isago ka yimid Xamar kuna sii jeeday Kismaayo.
Ururka isku xidhka Dhalinyarada Ogadeniya ee Gobolka Minnesota oo dhigey Riwaayad wadani ah Ururka isku xidhka Dhalinyarada Ogadeniya ee Gobolka Minnesota ayaa waxay habeenkii Sabtida ee June 13 soo bandhigeen Riwaayad ay ku magacaabeen "Ma'gayee Gumeysiga Geyiga aan ka xoreyno". Riyaawaydan oo lagu qabtey goobta lagu magacaabo Mineapolis Convention Center ayaa waxaa si aad ah uga soo qaybgaley shacabweynaha Ogadeniya ee Gobolka Minnesota iyo walaalaha Soomaaliyeed ee ka soo jeeda Jamhuriyada Soomaliya, dadweynahaas oo daafaha buuxiyey goobtii Riwaayada loogu talagaley
Kooxdi Xinqooq oo ay horboodayaan salahdiin Macoow iyo C/weli Gaas ayaa waxaa la sheegayaa in ay washington kala kulmeen waji gabax ka dib kolki ay ku fashilmeen in ay helaan cid qaabisha.
Waxay ku yimaadeen Washington ayagoo aaminsan in ay la kulmi karaan dhamaan xafiisyadi iyo hay'adihi ay la kulmeen madaxda Jwxo , waxaase waa u baryey kolkay waayeen cid aan David Shin ahayn oo soo dhawaysato.
wararka naga soogaaraya magaalada Oslo ee waddanka Norway ayaa waxay sheegayaan in kulan albaabaha u xidhan yihiin uu goobtaas ooga socdo hoggaanka arrimaha debedda ee JWXO.
Kulankaas oo lagu dejinayo stratejiyadda Jwxo ee sanadaha soo socda waxaa ka soo qayb galay xubno ay kamid yihiin, guddoomiyaha hogaanka Cabdirahmaan Maadeey, Hanad Maalinguur, Cadaani Hiirmooge,Ahmed Gurhan iyo xubno kale oo badan oo aan magacyadooda dib idiinka soo gudbinayno insha Allah.
warka aan ka helno kulankaas oo faahfaahsan kala soco Dufaan.com
Wuxuu taliska gumeysiga Itoobiya ku soo badbaaday 8dii sano ee u dambeeyey siyaasadda la dagaalanka argagixiso oo loo filayey inay guul ka soo hoyinayso. Waajibkaas loo igmaday dartii ayuu taageero siyaasadeed iyo mid dhaqaaleba ku helay taas oo ka badbaadisay inuu burburo.
Gumeysigan isagoo taageerada caalamiga ee fooftaan habowsan adeegsanaya ayuu dajistay qorshe dhagareed uu ugu talo galay inuu soo af jaro halganka xaqa ah ee shacabka Ogadenya. Qorshihiisu wuxuu ku salaysan yahay siyaasaada caamka ah ee Itoobiya ee ah “dadka gumaad si aad dalka u xalaalaysato”.
Xalaadda Dalka Soomaaliya ayaa maalinba maalinka ka dambeeya ka sii daraysa,waxaa sii xoogaysanaya dagaalka u dhexeeya Dawladda ku meel gaarka ah iyo xooggaga ka soo horjeeda .
Goobaha dagaalladu ka dhacayaan ayaa sii badanaya waxayna hadda ka socdaan xaafado badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho, sida yaaqshiid, Dharkeynleey,Hodan iyo qaar kale.
An Ethiopian rebel group on Wednesday warned international oil companies against exploring in a region of the Horn of Africa nation where the rebels attacked a Chinese-run field in 2007 killing 74 people.
The Ogaden National Liberation Front (ONLF) -- whose hundreds of fighters seek autonomy for the ethnically Somali Ogaden region -- said oil firms had cleared some 1,600 square kilometres, displacing locals and destroying vegetation.
DUF: Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ay sii amba qaaday howlgallo mileteri oo ay ku ogaaneyso in ay khatar uga soo socoto dalka ay qalalaasaha dagaal la degeen ee Soomaaliya, laakin aysan qorsheyneynin in ay ciidamo kale u dirto Soomaaliya.
“Qorshaha nooguma jirto in aan ku noqono Soomaaliya laakin waxaa jira howlgallo baaris ah”ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta Itoobiya Breket Simon oo wariyayaal kula hadlayay magaalada Addis Ababa.
Ciidamada Itoobiya ayaa waxay Soomaaliya galeen sanadkii 2006, xiligaas oo ay la dagaallamayeen Ciidamadii Maxkamadaha Islaamka oo xiligaas ka talinayay deegaanno dhowr ah oo ku yaalla Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya.
Laakin Dowladda Itoobiya waa ay diiday eedeymo loo jeediyay oo ka imaanayay dad Soomaaliyeed, kuwaasi oo ahaa in ay gudaha Itoobiya galeen Ciidamo Itoobiyaan ah, walow deegaanka Kala-Beyr oo ka tirsanGobolka Hiiraan lagu arkay Ciidamadaas.
The Ogaden National Liberation Front has ascertained that certain multinational Oil corporations are intent on exploiting Ogaden fossil fuel resources in alliance with the current Ethiopian regime that is committing genocide and War Crimes in Ogaden. Currently certain companies are clearing of all vegetation an area equal to 1600 sq. Km. in Cagarweyne and Miir-Khalif near Wardheer, displacing thousands of the nomadic population and destroying the scarce vegetation in a vulnerable ecology. Besides destroying the livelihood of the rural population in the affected areas, these companies are filling the coffers of this regime and financing its criminal activities in occupied Ogaden. This in turn has encouraged the regime of Meles Zenawi to undertake a scorched earth policy in the Ogaden and commit genocide in the Ogaden. The sites these companies operate at are guarded by mechanised Ethiopian Army troops who make fortifications and forcefully evict the local population by killings, rape, detention and destruction of property. Thus these companies are accomplices to the Ethiopian regimes crimes and are directly involved in the on-going genocide in the Ogaden.
Furthermore, in order to accommodate these immoral and gluttonous rushes for Oil in Ogaden, Ethiopia killed, raped and illegally detained thousands of Ogaden civilian and imposed economic and aid blockade at a time of when there was a full blown draught in the Ogaden.
Shir ay ka soo qaybgaleen xubna ka mid ah Golaha dhexe iyo Golaha fulinta ee JWXO ayaa lagu qabtay Xarunta Dhexe ee JWXO.
Waxaa shirkaas shir gudoominayay Adm. Maxamad Cumar Cismaan gudoominyaha jabhadda oo ku sugan xarunta dhexe ee jabhadda. Shirkaa oo socday afar cisho ayaa la soo gaba-gabeeyay 24kii bishan Maayo. Arima farabadan ayaa lagu falanqeeyay shirka ay ka mid yihiin;
Qiimaynta xaaladda guud ee halganka.
Qiimaynta hawlgaladii lagu naafeeyay ciidamada gumaysiga.
Arimaha ka jira geeska afrika.
Xaaladda uu ku sugan yahay gumaysiga.
Tacadiga iyo xasuuqa uu gumaysiga ku hayo dadweynaha nugulka ah.
DUF_Addis-Ababa: Burburka magaalo ama wadan ayaa beryahan ka muuqda magaalo madaxda Ethiopia ee Addis-ababa,waxyaabo badan ayaad ka xusuusan kartaa magaalo madaxdii Somaaliya ee Muqdisho,calaamadahas oo dhan ayey maanta leedahay Adis-ababa
War Deg-Deg ah:Warka naga soo gaadhaya,gobolka Qoraxeey,gaar ahaan magaalada Qabri_Dahre in maanta oo Axad ahayd lagu aasey magaalada wiil 19 jir ah qiyaastii in ay dil ula kac ah u gaysteen qolada la yidhaahdo New polis,ay toogasho ku dileen Marxuun lagu magacaabo,Cabdi Raaxo Maxamed Dariiq,halkaasna.
Allaha u naxariisto marxuunkaas oo ay gacan ka xaqdaran ay dishey,
waxayna ka mid tahay dhibka lagu hayo shacabka Soomaalida Ogadenya,kolba gumaysigu tab ayuu sameeyaa ilaahayna waxaan ka rajaynayaa in ay tani noqoto tii ugu danbeysey ee lagu tijaabinayo shacabka.
Dagaalkani oo ah mid aad u xoogan isla markaana la isku adeegsanayo hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa waxaa uu ku bilowday kadib markii ciidamada dowalada ay dagaal qorsheeysan ku soo qaadeen inta badan wadada wadnaha oo ay horay ugu sugnaayeen xoogaga ka soo hor jeeda.
Dagaalka ayaa waxaa uu yahay weli mid si xoogan uga socda Agagaarka suuqa Bakaaraha isla markaana ku sii fidaya gudaha suuqa,kaasi oo saameyn ku yeeshay dhaq dhaqaaqa gaasiga ee suuqa Bakaaraha.
Illaa iyo hada si dhab ah looma oga qasaaraha uu dagaalkaasi geystay balse waxaa la arkayay gaadidka gurmadka deg deg ah oo galaya goobaha dagaalka kana baxaya iyagoo sida dhaawacyo kala duwan waloow aanan cadada rasmiga ah ee qasaaraha aan la ogaan karin.
shabelle
Dhamaan dadwaynaha macaamisha Dufaan.com waxaa lagu war gelinayaa inuu soo baxay albunkii cusbaa ee kooxda gantaal, bal qadarkan iidhehda ah ka bogo!!
haddaba la xidhiidh email-ka
This e-mail address is being protected from spam bots, you need JavaScript enabled to view it
si aad u hesho macluumaad intaa kabadan iyo meeshaad ka heli lahaydba.
Wargeeyskan oo ah mid caalami ah kana soo baxa dalka Fransiiska bishiina mar la daabaco ayaa cadadkiisi bishan Meey 2009 qoray maqaalka uu cinwaankiisu sare ku xusan yahay. Ogaadeenya waxaa ka taagan dagaal xornimo raadin ah oo u dhaxeeya ciidamada itoobiya iyo mucaarad soomaali ah. Sida Daarfuur oo kale, dowlada itoobiya gabood fal iyo danbiyo dagaal oo xuquuqda aadanaha ka dhan ah ayeey Ogaadeenya ka geeysatay. Wariye madax banaan laguna magacaabo Yannick Demoustier ayaa Ogaadeenya ka soo laabtay qoraalkana kaga sheekeenaya wixii uu indhihiisu ku soo arkay.Marka ciidamada mucaaradka soo galaan tuulooyinka iyo meelaha la dagan yahay si farxadi ku jirto ayaa loo soo dhaweeyaa. Waxaan arkay qoys sideed ruux ka kooban oo waxa aay heeystaan kaliya tahay waxoogaa ari ah kuna hoyda labo aqal mudul ah. Saboolnimo hoose ayaa gobalkan la hartay. Waa goob uu dagaal ka socdo in ka badan shan iyo toban sano. Is la markiiba hal arin ayaa indhahaada ku soo dhacaya oo ah in wax rag ah aayan agagaarka magaalooyinka joogin. Ciidamada itoobiya ayaa caruurtan aabahood laayay bishii desember ee sanadkii tagay ayeey igu tidhi haween haweenka ka mid ah. Arintani waa mid aan in badan ka maqlay dadka Ogaden degan oo aan meelo kala duwan kula kulmay, haweenka iyo caruurta meel cidla ah ayaa looga tagay. Ciidamada itoobiya waxey gobalka ka abuureen xaalad argagax ah iyagoo laaya raga arintani labadii sano ee ugu danbeeyay ayeey ciidamadu kor u qaadeen leeynta raga.
DUF:_Wararka naga soo gaadhaya Ogadenya Gar ahaan Birqod,ayaa waxaa la sheegey in wiigii hore dagaalo xun lagu jabiyey ciidamada Ethiopia,jabkoodiina uu soo galey Magaalada Birqod,oo Sheygoosh u jirta 40km qiyaastii-
Labadii todobaad ee la soo dhaafay dagaala farabadan ayay CWXO ku qaadeen fadiisimada ciidanka gumaysiga uu ku leeyahay dalka gudihiisa.
Warar duuduub ah oo wariyayaasha ONA ay soo direen ayay ku sheegeen in mudadaa dagaalada dhacay ay gaarayaan 24 dagaal oo isugu jira dhamaan falalka dagaal ee CWXO. Dagaaladaa ayaa waxaa laga dilay cadawga inta la hubo wadar kor u dhaafaysa 80 askari, meesha lagaga dhaawacay ilaa iyo 74 askari. Hub iyo saanad kala jaad ah ayaa laga furtay ay ka mid yihiin 45 qoryaha fudud ah.
By Sahra Abdi AhmedVOA Kismayo — Dhowr iyo toban Qabri oo ku yaalay deegaanka Kamsuuma ayaa maamulka islaamiga ah ee Jubbadda Hoose ay maanta oo Talaada ah burburiyeen, waxaanay ku tilmaameen in ay ahaayeen Qubuuro la caabudo oo si diinta ka baxsan loo siyaarto.
Madaxa Hogaanka Arimaha Dibada ee JWXO Cabdiraxman Sh. Mahdi oo wareysi siiyey Idacada Laanta Afka Somaliga ee BBC ayaa ka warbixiyey mudaaharaadkii Jaaliyaddaha Ogaadeeniya ee Yurub ay ka horsameeyeen shirkii Baarlamaanka Yurub ee lagu qabtay wadanka France magaalada Strasbourg.> Halkan ka dhageyso wareysiga
Jaaliyadaha Ogadenya ee Yurub ayaa banaanbax ballaaran ka dhigay xarunta Baarlamaanka Europe ee Strasbourgee dalka France, banaanbaxayaashaas oo kor u dhaafayay boqolaal ayaa madasha shirku ka socday u soo bandhigay ra'yiga shacabweynaha ogaadenya ee ku dhaqan Europe.
Ethiopia - ONLF and OLF supporters protest at G20 summit
The BBC reports there are around 500 protestors outside the Excel centre, most of whom appear to be complaining about human rights violations in Ethiopia. In the video, protestors are seen holding ONLF and OLF flags. OLF and ONLF are separatist groups operating in Ethiopia. Watch the video form BBC News
Ogaden nationalists lead G20 protests against Ethiopia PM
Jimma Times
Hundreds of demonstrators from Ethiopia protested during the G20 summit in east London against the Ethiopian government on Thursday. The majority are from the Ogaden region in eastern Ethiopia where the army has been battling against separatists.
The number of demonstrators on Thursday was far smaller than the thousands of anti-capitalism and anti-war protestors as well as anarchists seen on Wednesday when violent clashes led to several arrests. Ethiopian and Congolese protesters came early Thursday morning before their numbers grew over 500, when they began using megaphones and horns at the Excel Center. Other protestors were against wars in Iraq and Afghanistan. All the rallies were however very far away from the main Conference center from the G20 venue.