|
Written by dhamac
|
|
Friday, 30 July 2010 15:17 |
30 July 2010
The Ethiopian regimes so-called "peace deal" with the Ogaden branch of
the now defunct Al-Itihaad Al-Islaami (AIAI) organization known as the
United Western Somali Liberation Front (UWSLF) has no impact on facts
on the ground in Ogaden and represents an attempt by the regime to
promote the idea that a non-existant peace process is underway in
Ogaden. |
|
Read more...
|
|
Written by dhamac
|
|
Friday, 30 July 2010 09:19 |
|
Xoghayaha Arrimaha dibedda ee Jwxo Mudane C/raxmaan sheekh Mahdi ayaa siiyey waraysi dhinacyo badan taabanayaa siiyey Bbc da qaybta af ingiriis
linkigan hoose ka dhagayso.
|
|
Read more...
|
|
Written by dhamac
|
|
Thursday, 29 July 2010 21:58 |
|
Wararka naga soo gaadhaya caasimada waddanka Swedden ee Stockholm ayaa sheegaya in ay halkaasi ku soo qulqulayaan wufuud ka kala socota shanta qaaradood , kuwaasoo u yimid in ay ka qayb qaataan shirka jaaliyadaha Ogadenya ee Stockkholm 2010. |
|
Sii akhri
|
|
Written by dhamac
|
|
Thursday, 29 July 2010 16:41 |
|
Ciidamada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya ayaa laba mar weerar kadis ah ku qaaday magaalada Qabridahare ee goblka Qorahay. Labadas Weerar oo ahaa mid sidii loo qorsheeyey u dhacay ayaa waxaa la sheegayaa in CJWXO ay qasaare naf iyo maalba leh gaadhsiiyeen ciidamadii ku sugnaa goobaha ay weerarka ka dhaceen.
|
|
Sii akhri
|
|
Written by dhamac
|
|
Tuesday, 01 June 2010 22:32 |
|
Maqaalkan wuxuu dufaan.com kusoo baxay Bishii Jan.11keedii 2009 wakhtigaa oo dadka uga digaynay Ilma aw-cabdi nuur oo shadhadh badan huwanaa waa casoow iyo wareeray iyo waliba ninka abtiga u ah ee dhanaan.com wax kuqora bal dib u akhrista qoraalka wakhtigaa iyo wixii uu sii ififaalaynayay oo hadda toos usoo baxay.
Shaatiguu Wayaanuhu isku soo shabaho iyo Sharwadeenka Tuuga ah
Inkasta oo doolkii ina bara-bixiyay uu weli waddada inoo fadhiyo, inkasta oo il-duuf badan uu ka muuqdo bulshada dhexdeeda, inkasta oo laga sad roonaadey bulsho-weynta S/Ogaadeenya, hadana dadkayagu weli kama hakan dareenka ah in ay soo ceshadaan waddada noloshii laga fara-maroorsaday si ay jiritaankooda u ilaashadaan.
|
|
Read more...
|
|
Written by dhamac
|
|
Friday, 21 May 2010 15:59 |
|
Widhwidh,(Lasanod Online)- Wararka ka imanaya degmada Widh-Widh ee gobolka Cayn ayaa sheegaya in halkaas ay soo gaadheen Maleeshiyada maamulka Labaxay Somaliland.
waxaana ay wataan gaadiidka dagaalka.
Qaar ka mid ah dadka degaanka ayaa xaqqijiyey n Ciidankaas ay saaka magaalda soo galeen,waxaana ay bilaabeen in ay fariisimo ka samaystaan qaybo ka mid ah degmadaas.
|
|
Read more...
|
|
Written by dhamac
|
|
Friday, 21 May 2010 15:45 |
|
Wararkii ugu danbeeyey ee naga soo gaadhaya magalooyinka Widhwidh iyo Buuhoodle ayaa sheegaya in xaaladaha labaad Degmo ay kacsan yihiin.
Magaalada Buuhoodle waxaa weli ka soconaya dagaalkii u dhaxeeyey Ciidamadii Ethiopianka iyo shacabka ku dhaqan Buuhoodle.
Wararkii ugu danbeeyey ee naga soo gaadhaya Buuhoodle waxay xaqiijinaya in shacabku ku gulaysteen in ay magalada ka Hufaan Amxaarada iyo Weliba daboqoodhi isaaq ah , Kuwaasoo maanta boobay shacabka Buuhoodle ka dib amrkii xoogii Ciidamadu aadeen Jiida hore.
|
|
Read more...
|
|
Written by dhamac
|
|
Friday, 21 May 2010 15:28 |
|
Buuhoodle (RBC Radio) Wararka naga soo gaaraya magaalada Buuhoodle ayaa sheegaya in dagaalkii maanta dhexmarey ciidamada Ethiopianka iyo dadka degaanka oo duhurnimadii joogsaday uu markale dib u bilawday galabta.
|
|
Read more...
|
|
Written by dhamac
|
|
Tuesday, 18 May 2010 09:47 |
|
Wararka naga soo gaadhaya magaaladda Jig-jiga ayaa sheegaya in dagaalo culu culus ay ka dhaqeen Malaqa oo ilaa 40 km u jirta magaaladda Jig-jiga. |
|
Read more...
|
|
Written by dhamac
|
|
Sunday, 16 May 2010 12:47 |
|
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) oo maanta shir jaraa'id qabtay ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dhacday.
|
|
Read more...
|
|
Written by dhamac
|
|
Saturday, 15 May 2010 01:20 |
|
Maanta ayaa waxaa warbaahinta dabaqoodhiga iyo Itixaadka Ibraah dheere lagu shaaciyay war kasoo baxay Isla Ibaraahin Dheere iyo Ina ilay oo si wada jir ah daawasho iyo dalxiis ugu tagay Maxaabista Somalida Ogadeeniya ee ciida kafarabadan ee ku dac-daraysan Jeelka looyaqaan Jeel Ogadeen jeelkaas oo aan loo ogalayn saxaafada xortaa iyo hay'aha xuqul insaanka ayaa ah mid aad looga dayriyay dad aad ufarabadana ku xidhan yihiin hadaba Ina Ilay iyo Ibrahin dheere ayaa sheegay in ay sii dayaynayaan maxaabis dhan 650 oo lagu sii daynayo Ibrahin dheere iyo Itixaadka isa soo dhiibay dartiis dumar uur iyo ciyaalo leh ayaa ubadan ayay dhaheen dadka lasii daayay
|
|
Read more...
|
|
Written by dhamac
|
|
Sunday, 09 May 2010 21:33 |
|
Maxaystada Gumaysiga Tigreega iyo dabadhilfyadoodii oo beentii ay sheegi jireen kusoo gabagabawday Shukri Ilbir ayaan dilnay Sulub ayaan dilnay Cabdikariim ayaan dilnay waxaa la ogyahay naftood hurayaashan qaaliga ah in ay maalin uun dhiman doonaan markay tii eebe utimaado lakiin toloow ma afka Woyanaha ayay ku dhiman hadayse dhintaan ma kolbay wayaane laga dabcin imisaa geesi shihiiday waxaa laga sii qaaday karaar qaadasho mooyee, hadaba waxaan akhristayaasha dufaan u xaqiijinaynaa in halyay Naftii hure Cabdikariim wali Woyaane ruugaya ilaa uu Ogadeenya kaxorawdo ama uu shahiidana sii wadi halganka woyanaha iyo dabodhilfku haku sii hadaaqaan ilbir ayaan dilnay sulub ayaan Admiralka oo dhaawac ay ayaa dameer lagu wadaa Mujaahidiintan oo dham maalinka ay tii alle utimaado kumaan iyagoo kalaa diyaarsan inta lagaadhi maalinkaas waa iska caadi in maalin walba rag afka kudilaan kadibna beentoodii kusoo noqoto.
Dufaan/wardheer |
|
Written by dhamac
|
|
Thursday, 29 April 2010 05:36 |
|
Addis-Ababa:-Waxaa food inagu soo haysa doorasho ku sheegtii Eprdf,magaalada addis-ababa ayey xaaladeedu qasan tahay,taas oo ciidamad lagu amrey in ay amar u haystaan in go,aanka ya iyagu u madax banaan yihiin,waana arin aad u adag taasoo ka macna ah in, shacabka la iska dili karo bilaa maxkamada. |
|
Read more...
|
|
Written by dhamac
|
|
Saturday, 10 April 2010 12:09 |
|
Condemnation of the Killing of A British National In Ogaden
Press Release
09 April 2010
The Ogaden National Liberation Front (ONLF) condemns the cowardly
killing of a British citizen in Ogaden as reported by media outlets.
The Ethiopian regime has for some time now sponsored undisciplined
armed militias who routinely wreak havoc in Ogaden and are no doubt
responsible for this callous act. The ONLF maintains a principled
policy position against the deliberate targeting of civilians. The
Ethiopian regime has clearly lost control of the local armed militias
it sponsors, and ONLF strongly suspects that they have committed this
act.
The ONLF believes that it is in the interest of the Ethiopian regime
to create a climate of fear and insecurity in order to isolate the
Ogaden from the world and keep committing war crimes without scrutiny
of the international community.
__._,_.___ |
|
Written by dhamac
|
|
Monday, 29 March 2010 22:00 |
|
DUF.Ogaysiis Dhamaan Ummada Afka somaliga,ku hadasha waxaan la socodsiinaynaa iyo inta gumaysiga diida in ay ka soo qayab galaan riwaayadana hoos ku qoran.
HAGARDAAMO GUMEYSI
HALGAMAA WAX MA YEESHO!
Waa Ruwayadi 3aad ee Ururka osf.
Goobta: Townhall Hammersmith, Town Hall, Kings Street, London, W6 9JU
Goorta: 14 MAY 2010 7PM - 2AM Late night
Ticket Price: £25 (Donation)
Contacts: osfdrama3@yahoo. com
Tel: 079 329 11343/ 078528 98464/ 079 32915 653 |
|
|
<< Start < Prev 1 2 3 4 Next > End >>
|
|
Page 1 of 4 |