GURYO KALE
| Wariye Kaaratee Maamulaha Radiyo Ogaal oo shahaado ka gudoomay R/Wasaraha Canada |
| Written by dhamac | ||
| Tuesday, 24 November 2009 04:33 | ||
|
Ra'isul wasaaraha ayaa qudbad dheer u jeediyey suxuufiyiinta ka qayb gashay xafladda wuxuuna u sheegay in dalka Canada ay si madax banaan ooga shaqayn karaan wuxuuna ku dhiiri galiyey in ay si xor ah u gutaan waajibaadkooda shaqo ee ku wajahan warbaahinta. Radio Ogaal oo ah idacada oogu cansan looguna jeclyahay dhageysigeeda ayaa waxay soo gashaa maalinta Axada ah 10:00 PM (fiidnomo) mawjada 88.9 FM, waxayna ka baxdaa 12:00 AM (saqda dhexe). Idaacadu waxay ku baxdaa afka soomaaliga waxaana laga dhageystaa Magaalada Toronto iyo nawaaxigeeda iyo barta internetka ee http://www.radioogaal.com/ Xigasho/ONA
|
||
| Last Updated on Tuesday, 24 November 2009 21:08 |
Wargelin Muhiin ah
-
Kasoo qayb gal mudaharaadka 17-18.12.2008
WRITTEN_BY
administrator
Mudaharaad ka dhicidoona Copenhagen
Read more...
Daawo DufaanTV
Ra'isul Wasaaraha Dalka Canada oo shahaado gudoonsiiyey Maamulaha idaacada Radio Ogaal Hassan Abdullahi Omar (Karatee) Ra'isulwasaaraha Dalaka Canada Stephen Harper ayaa shahaado Saxaafada Jinsayadda qaranka ee Canada (National Ethnic media of Canada) abaalmarin ah gudoonsiiyey Hassan Abdullahi Omar (Karatee) oo ah Maamulaha Idaacada Ogaal Radio ee Magaalada Toronto Canada.