Ogaysiin kasoo qaybgal muduharaad!!
Written by administrator   
Thursday, 03 December 2009 08:13

Mudaharadka171209.jpg

 

 

 Dhamaan jaaliyadaha Somaalida Ogadenya waxaa la ogaysiinayaa inay kasoo qayb galaan bannaan bax lagu qabanayo casimada denmark ee copenhagen 17 - 18.12.2009, kaas oo lagu muujinayo tacadiga uu maamulka Melis ku hayo shacabkaa dulman ee soomaalida Ogaadeenya, haddaba waxaa akhristow lagugu adkaynayaa kasoo qayb galka iyo inaad gaadhsiiso asxaabtaada iyo intaad gaadhsiin kart

 

Dufaan. com

Last Updated on Monday, 04 January 2010 01:24