4 BARI KAHOR DAGAAL KA DHACEY HARO-DIGEED
Written by dhamac   
Sunday, 03 January 2010 15:22
DUF_Jig-Jiga.Wararka naga soo gaadhaya Ogadenya ayaa sheegaya in 4bari ka hor dagaal aad u xoog badan uu ku dhaxmarey cutubyo ka tirsan Ciidanka Jabhada Xoreynta Ogadenya,dagaalkaas oo ka dhacey aaga Haro-Digeed mudo 4bari laga joogo,ayaa wuxuu warku intaas ku darey cidankaas oo u badnaa Tigree,si naxariis daro ah loo jabiyey aagiin ay u hadheen ciidamadii jabhada xoreynta Ogadenya. Waxaa isbitaalkan jig-jigo ee militariga la keeney 3sargaal oo dhaawac uu ka soo gaadhey dagaalkaas,jig-jigo,dhagaxbuur waxaa caadi ka noqdey in jabhadu habeenkii ay soo galaan subaxiina ay isga baxaan,kadibna shacabka su,aalo la weydiiyo imisey ahaayeen,xagey ka soo galeen. Wixii ka soo kordha Dufaan.com