Addis-Ababa oo Dhalinyarada Somalida Ogadenya oo Xabsi laga buuxiyey
Written by dhamac   
Wednesday, 27 January 2010 11:00
DUF:Addis-Abab_Sida wararku nagu soo gadheen xalay ilaa shalay,waxaa magaalada laga qab-qabtey dhalinyaro aad u fara badan oo ahaa kuwii jaamacadaha,dhalinyarada ayaa markii aan sii daba galey dhamaantood waxey noqdeen dhalinyaro somaliyeed oo u dhalatey Ogadenya. Ilaa hada ma cada waxa lagu haysto,waxaa loo badinayaa in baryahan warar ay magaalada ku jiraan oo sheegaya in jabhada Onlf ay ku soo dhawaatey aagaas oo aan awal looga baran,iyagan lagu yidhi Onlf ayaad taageertaan,ilaa hada lama garanayo,waxa khalkhalka keeney iyadoo ciidamo fara badan lagu soo daadiyey magaalada Addis. Wixii ka soo kordha la soco Dufaan.com